◉ Saudi club have offered €300m fee to PSG in order to open negotiations to sign Mbappé immediately
Gaar ahaan: Al Hilal ayaa dalab u gudbisay Paris Saint Germain oo ay ku doona yaan Kylian Mbappé 🇸🇦
Naadiga Saudi Arabia Al hilal ayaa u soo bandhigtay PSG lacag dhan $300 milyan oo euro si ay wadahadalo ula furtaan Mbappé isla markiiba.
Waxay noqon doontaa lacagta rikoorka adduunka, oo ah tii ugu weyneyd abid kubadda cagta.
Ma jiro wax wada xaajood ah oo dhanka ciyaartoyda ah heerkan iyadoo ilo wareedyo ay aaminsan yihiin Kylian Mbappé inuu doonayo inuu sii joogo Yurub.
Paris ayaa wali ku qanacsan in Mbappé uu ma hore heshiis uu la gaaray kooxda Real Madrid.
Mbappé ayaa suuqa yaalo waxaana laga heli karaa suuqa – PSG waxay filaysaa inay kooxo kale soo dalbadaan dhawaan, ilaa hadda Real.
Sidoo kale mbappe ayaa noqon doona xidiga ugu mushaarka badan kubada cagta gabi ahaan hadii uu ku biiro naadiga Al hilal
Taas oo ka dhigan in C ronaldo laga sari mari doono maadama hada uu ya hay xidiga ugu mushaarka badan kubada cagta
Horyaalka Saudi pro league ayaa wada da daalo uu ku bixinaayo in uu la soo wareego xidigaha ugu caansan kubada cagta taas oo uu doo nayo inu ka dhigo horyaal shidan
Wixii kusoo kordha nagala soco barteena Facebook iyo website ka Jabriilomar ⏳

No comments