Breaking News

Nasra abtidoon oo video Qaawan laga faa fiyay 😳

 






Nasra abtidoon gabadhaan oo caan ka ah baraha bulshada ayaa arin faderxo ah laga gudbiyay kadib markii la baahiyay muuqal iyada iyo seygeeda oo waqti wada qaadanaya 

Gabadhaan ayaan lagu amaani jiray wanaag iyo in eysan si qaldan u adeegsan jirin baraha bulshada 

Maalintii shaley eheed ayaa Snapchat keeda lala wareegay taas oo ey iyada afkeeda ka cadeysay 


Qolodaan la wareegtay Snapchat ka ayaa wada hanjabaadyo iyo in ey sii baahin donan muuqalo intaa ka badan taas oo ey ku sheegtay nasro in ey ka wal wal san tahay 

Nasra ayaa sidoo kale sheegtay in ey jiraan muuqalo iyada oo an asturneen in ey ugu jiraan Snapchat keeda qeebta memories ka taas oo walaac kale ku dhalisay in ey ka cabsi qabto in lala wadaago bulshada 


Hadii aad u baahan tahay warar deg deg ah halkaan nagula saaxib Thanks for your visiting us

No comments