🔴Full Time SOMALIA 0 TANZANIA 1.
🔴Full Time SOMALIA 0 TANZANIA 1.
Xulka qaranka Soomaaliya ayaa guuldaro 1-0 kala kulmay Tanzania ciyaar qeyb ka aheyd tartanka Chan Cup.
Wiilasha Ocean Stars waxey soo bandhigeyn kubadd heer saro ah iyado dhowr fursad oo goolal loo filan karay abuuray balse ma aysan dhicin iney shabqada Tanzania gaaran.
dhamaan ciyaartooyda waxey ku amaanan yihiin kubaddii wacneed ay soo bandhigeyn sido kale Goolhaye saciid Yamani ayaa shabaqada xulka ka badbaadiyay dhowr fursad oo goolal loogu dhalin karay xulkeena.
kulanka kale xulkeena wuxuu dheeli doona 29-ka bishan.
waad dadaasheyn balse nasiibka ayaa sidaas iska noqday.

No comments