ππππππππ: Kylian MbappΓ© has no intention to open talks with Al Hilal as of today ⛔️πΈπ¦

,Kylian Mbappe,
Kylian MbappΓ©,, ma doonayo inuu wadahadal la furo naadiga Al Hilal ee ka dhisan Saudi Arabia ⛔️πΈπ¦
◉ In kasta oo ey wafdi Al Hilal ay u duuleen magaalada Paris,
MbappΓ© waxa uu diiday in uu la xaajoonayo kooxda Sacuudiga ka dhisan ee Al hilaal
◉ MbappΓ© hadda ma doonayo inuu wadahadalo furo inkastoo € 200m soo jeedin mushahar go'an ah iyo 100% xuquuqda sawirka.
⚪️ Ilaha PSG ayaa wali ku qanacsan in Kylian MbappΓ© uu heshiis la gaaray Real Madrid xagaaga 2024.
Xidigaan ayaa weli ku haminaayo in uu baaqi ku sii ahaado Europe mana doonaayo in uu waqtigaan dhumiyo xirfadiisa dahabiga ah
Sidoo kale psg ayaa fahan san in mbappe uu heshiis la gaaray real madrid kaas oo uu si free ah ugu biiri karo xili ciyaared ka danbe
Sidaa daraaded psg ayaa fahan san in eysan dan ugu jirin in uu si free ah ugu tago kooxda
Waxeyna doo nayaan in ey ii biyaan hadii ey helaan dalab macquul ah
Si doo kale real madrid ayaana wax shaki ah ka qabin kuna kalsoon tahay in uu ku biiri doono weliba si free ah xili ciyraared ka danbe
By Jabriil Omar π
No comments