Breaking News

🚨⚠️ | 𝐊𝐘𝐋𝐈𝐀𝐍 𝐌𝐁𝐀𝐏𝐏𝐄 𝐅𝐎𝐑 𝐒𝐀𝐋𝐄!





Paris Saint-Germain ayaa go’aansatey inay Kylian Mbappé suuqa ka dhigto - iib laga bilaabo maanta   


 Ilaha PSG ayaa ku qanacsan in Kylian Mbappé uu horay u ogolaaday inuu Real Madrid ugu biiro 2024 si bilaash ah.


 Guddiga PSG waxay ka doonayeen jawaab Kylian 'heshiis cusub saxiixo ama hadda ka tago' Julaay 15 - laakiin waxba ma jiraan.


 Taasi waa sababta PSG ay u go'aansatay inay Kylian ka saarto safarka ka horeeya xilli ciyaareedka - waxay u furan yihiin wadahadal. Waa iib


 "Ma jiro qof ka weyn kooxda", fariinta cad ee PSG. 


PSG ayaa ugu danbeyn suuqa dhigtay xidigoodi Mbappe ka dib markii ay is af fahmi waayen maa mulka kooxda iyo milkii laha kooxda ugu danbeyn waxey go’aan sadeen in ay is ka ii biyaan maadama ey kooxda wax walba kaweyn tahay 

Mbappe waxaa aad u xiiseynaya naadiga weyn ee real madrid taas oo Im badan baadi goobeysay haatana waxey u muuqata mid u dhaw lawareegida xidigaan Star ka ah warkaan oo isa soo taraya wixii kusoo kordho halkaan kala soco 


For more Breaking News Subscribe to JabriilOmar. 

No comments