Somalia Vs Oman Ciyaar dhimasho ah oo xulka somalia la ciyaari doona dhigooda Oman
![]() |
Xulka qaranka Soomaaliya ee 20-jirada ayaa galabta dheeli doona kulankooda ugu horeyay cayaaraha Arab Cup U20, iyado wajihi doona dhigooda Cuman.
Wiilasha Ocean Stars ayaa diyaar garow adag u galay kulan ciyaareedkan iyago raba iney guul ka gaaran xulka Cuman.
Macalin Salaad ayaa dhamaan xidigaha kula dardaarmay iney si awood iyo karti ah u wajahan xulka Cuman taas oo xulkeena u sahli karta iney guul gaaran.
kulanka ayaa soo gali doona saacada marka ay ku beegan tahay 5:00 galabta ah hada waa ka hartay kaliya shan saacadood iyo 27-daqiiqo.
halkan kala soco natiijada kulankan iyo xog walba ku saabsan qarankeena.

No comments