Breaking News

🚨🚨DAG DAG- Somalia oo warxun usoo yeeray kahor kulanka Tanzania ay la ciyaari doonan




DAG DAG


Saciid Ali Jemeni Ayaa seegi doona kulenka labaad ee Aan Tanzania la balansanahy kadib dhaawac ka soo gaaray(MRI RIGHT KNEE Joint) 


Waa nasiib xuma marka horre Ciyaaryahanka  soo wajahday / sidoo kale somalia 🇸🇴 ⚽️,


Sidaan la soconay saciid mardhaw ayuu ka soo laabtay dhaawac. Horre ugu soo gaaray horyaalkii ugu danbeeyay Somalia laga ciyaaro, ayadoon ognahy in la dayacay oo uu helin daaweentii uu u qalmay si dhaqsa ah, 


2019- CECAFE waxaa uu ku ciyaaray Gacantiisa oo Jaban- SFF masuulid iskama saarin caafimaadkiisa asaga iyo dhamaan Ciyaartow-deena waa doctor/fysio la.aan , waxay nafsadooda gelinayaan qataar caafimed ,


 Dhawaciisa waa  (interior cruciate ligament ) ama ACL, 


Waa qeebta jilibka xididka oo jaaxmay, waa Qalnin dalka dibadiisa ubaahan. In lagu daweeyo, 

Xigasho [ciyaartooyda Somaliyed]

No comments